X

Shacabka Laascaanood oo la soo baxay calanka Puntland digniina direy

Shacabka Laascaanood ayaa ugu dambeyn la soo baxay calanka Puntland. Dadkan ayaa hadda dareemay inay ku dhex dhinteen dagaal uga yimi Hargeysa oo Muuse Biixi ku soo qaaday.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=UDSXyJ3_IYg[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.