Shacabka reer Awdal ayaa markii ugu horeysay ka cadhoodey wararka ay daawadeen iyo qayladii iyo baryadii ka soo yeerysay walaalaha Somaliyeed ee Bay iyo Bakool oo usbuuc loo qabtey in ay kaga baxaan gobolada Somaliland oo uu watey qorshahaasi Cali Warancade.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS