Shacabka reer Burco ayaa ka qayliyay sida diiwaangelintu uga socoto deegaano ka mida Togdheer iyagoo is barbar dhigey diiwaangelintan iyo tii hore. Maxaase is bedelay doorkan. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS