X

Shacabka reer Gaalkacayo oo ka qayliyay lacago buga oo la soo samaystay oo suuqa lagu soo daayay

Ganacsatada iyo dadka caadiga ah ayaa ka qayliyay lacago beena oo la soo galiyay suuqa kuwaas oo keenay sicir barar. Dadka oo la hadley saxaafada ayaa ka hadley dhibka ay ku hayaan dadka ka shaqaysta lacagaha been abuurka ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.