X

Shacabka reer Muqdisho oo ka banaanbaxay xasuuqii argagixisada shabaab ku qaaday dad salaad ka soo baxay

Shacabka Muqdisho ayaa ka banaanbaxay weerarkii argagixisada shabaab ku qaaday huteel Saxafi xilligaas oo dadka huteelka ku jiray ay salaadii subax ka soo baxeen. Waxa huteelka culimo, aqoonyahano, shaqaalaha huteelka oo dhamaantood aan la kala saarin oo ay rabaan in ay dilaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.