Shacabka reer Xudun oo maalmahan ay nafta u keeneen diyaarado laga leeyahay Yurub oo khayraadkooda guranaya ayaa ku baaqay jihaad ka dhana haddii la joojin waayo. Diyaaradahan ajaanibta ayaa waxa la socda dadka deegaanka oo laaluush qaatey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM