X

Shahaadooyin la gudoonsiiyay arday kaalimaha hore ka galay sadex dugsi oo ku yaala Boorama: MUUQAAL BUUXA

Wasaarada waxbarashada ayaa gudoonsiisay shahaadooyin arday kaalimaha hore ka gashay sadex dugsi oo ku yaala magaalada Boorama waxa shahaadooyinka gudoonsiiyay maamulaha mid ka mida dugsiyadaas.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.