X

Shaki kuma jirto dilka abwaan Badal Jaamac inuu yahay aargoosi

Waxa mardhaweyd magaalada Muqdisho lagu diley abwaan Badal Jaamac oo lagu yaqaanay dawlad jacayl, wadaniyad iyo inuu xukunka u diido inay yimaadaan qowlaysato ka soca kooxda Xalane. Waxayse kooxdaasi caawa dhiigiisa xalaashadeen habeen uu salaada maqrib soo tukay ayagana dhiigiisa sugayeen.


”Waxaan shaki ku jirin dilka abwaankan inuu ahaa mid ay soo abaabuleen Kooxda Xalane la shaqaysata iyo argagaixisada oo hadda caadi u wada shaqaysta ayuu qabaa Cali Calasow.


”Abwaanka baryahanba waa lagu soo maqnaa jaa looma adkaysan karo hadalada aadka u faafay ee wadaniyada iyo dawlad jacaylku ku jiro qaasatan kuwa uu ka sheegayo madaxweyne Farmaajo ayuu raaciyay.



Waa aargoosi siyaasadeed laakiin maka macaashi doonaan kooxdan isbiirsatey ee jaajuusta Xalane iyo aragagixisada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.