X

Shan qof oo isku qoysa oo lagu diley duleedka Muqdisho: SAWIRO

Sida ay xaqiijeen masuuliyiinta degmada Warshiikh oo Muqdisho u dhow ayaa sheegay in duleedka deegaan ka mida lagu diley shan qof oo saarnaa gaari caasi ah.#


Shantan qof ayaa la sheegaya in loo diley aargoosi qabiil oo ka dhexeeya dadka deegaanka. Masuuliyiinta welli ma sheegin in cid lagu dabajiro.

Gaariga shanta qof la socdeen waxa dhaawaca dirawalka oo isagu ka hadley sida wax u dhaceen iyo goobta loo galey.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.