X

Shaqaalaha dawlada u shaqeeya oo la iska baadhayo

Wasiir hadda xafiiska ka sii tagaya ayaa sheegay in la baarayo shaqaalaha u shaqeeya dawlada xilli ay soo baxday halis amni qaran. Halistaas oo wasiirku sheegay inay ka imaanayso argagixisada, wuxuuse sheegin in ay caadi tahay in sirta dalka shisheeyuhu daldashaan.


”Somaliya sir maleh waayo inta u shaqaysaaba badankoodu si ma hayn karaan marka shilimaad loo tuuro ayuu yiri Cali Calasow.

Waxa xiran shaqaale dawladeed oo sirta iyo xogaha wasiirada caadi ula wadaaga argagixisada halka kuwo kalana siraha dawlada caadi ula wadaagaan shisheeyaha gaalada ee ku tartamaya dalka.


Waxaad is weydiin kartaa waxa xilligan ku soo beegay maadaama wasiirka shaqada laga yaabo inaanu ku soo noqon wasiirada cusub.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.