X

Shaqaalaha korontada Hargeysa oo ka mudaharaaday been iyo tacadiyo lagula kacay+MUUQAAL

Hargeysa-Araabinews–Shaqaalaha korontada magaalada Hargeysa ayaa ka mudaharaaday been iyo tacadiyo loo gaystay. Waxay sheegeen in been loo sheegay ayna raadinayaan xaqooda ka maqan ee mishahar iyo tacadiyo lagulala kacay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.