X

Shaqaale ka tirsan telefishanka Somali Channel oo boorsada kaamaradooda wax laga helay: MAQAL

Hay’ada sirdoonka ee Somaliya ayaa baadhitaan ay ku sameeyeen boorso ay wateen shaqaale ka tirsan Somali Channel uu EY ka uriyay walxo aan la ogolayn sida sunta qaraxyada, waxana loo gudbiyay jeelka sida uu ku waramayo mid ka mida ku simaha agaasimaha ee TV ee magaalada Muqdisho.

Xilliga la qabtey ayaa waxa labada weriye ee hoos ku qorani wax ka duubayeen garoonka Koonis ee Muqdisho. Haddii wax lagu helo ayaa noqonaysa in la iska baadho dadka tirada badan ee ku shaqaysta wax duubista.

Labada la haysto ayaa waxa lagu magacaabaa

  • Axmed Suleymaan
  • Raxmo Yuusuf Jimcaale

Maqal faahfaahin

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.