X

Shaqaale ka tirsan waaxda cashuur qabadka Boorama oo tababar loo furey shahaadooyina la gudoonsiiyay

Shaqaale ka tirsan cashuur qabadka gobolka Awdal ayaa tababar loogu soo xirey Boorama isla markaana la gudoonsiiyay shahadooyin la xiriira tababarka la siiyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.