Boorama–Shaqaale laga dafirey mishaharkii ay ku shaqaynayeen oo ku hanjabay in ay dib u burburiyaan wado ay dhiseen. Shaqaalahan ayaa waayay cid ay ku cawdaan oo xaqooda u soo dhiciya waxayna miciin bideen saxaafada in ay cabashadooda u gudbiyaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS