Shaqaalaha diiwaangelinta ee degmada Dilla ee gobolka Awdal ayaa lagu soo waramayaa in ay hakiyeen hawshii diiwaangelinta muddo kooban inkastoo hadana la sheegayo in ay hadda dib u bilaabeen. Laakiin waa maxay sababtu. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS