Shaqaalihii ka badbaadey weerarkii Sabawanaag (AWDAL) ayaa markii u horeeyay ka hadlay sida loo xasuuqi gaaray iyagoo sheegay in ay raadinayaan dad khaasa waliba ahaa isla shaqaalaha diiwangelinta. Rasaas ay fureen ayaa askari ku dhaawacmey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS