X

Shaqo noo taal maaha ictiraafka: Maraykanka oo markale ku celiyay: SAWIRO

Safiirka cusub ee Maraykanka u jooga Somaliya ayaa boiqdey Hargeysa halkaas oo uu soo dhaweeyay madaxa Somaliland Muuse Biixu. Booqashada safiirka ayaa qayb ka ah mashruucyada dhinaca gargaarka ee Maraykanku ka fuliyo maamulka Somaliland. Maraykanka ayaa hoosta ka xariiqay in sheekada ictiraaf iyaga u oolin horeyna ay u sheegeen.


Safiirka oo watey haweenayda hay’adda caawimada aduunka ee Maraykanka ee loo soo gaabiyo USAID ayaa lagu lafogurey sidii kor loogu qaadi lahaa caawimada Maraylanku bixiyo oo inta badan ku dhacda jeebka masuuliyiinta.


Safiitka ayaa la filayaa inuu booiqdo Puntland oo iyada lafteeda ay ka jirto xasilooni inkastoo argagixisada Daacish iyo shabaab ay degan yihiin buuraha gobolkaasi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.