X

Shariif Shariif oo dad naafa oo booqdey gurigiisa fariisiyay meel xun iyo canaan dusha looga tuurey: SAWIRO

Sawiradda arrintan laga soo qaaday ayaa wareegaya baraha bulshada, waxaana muuqata in Shariif Sheekh Axmed gool laga dhaliyay inkastoo kuwa arrintan wareeejinaya aysan ka ahayn naxariis basle siyaasad iyo olole doorasho ay la gashay.

Xubno la yaqaan oo kamida Guddiga Farmaajo u qaabilsan ololaha doorashada ayaa baahiyay sawirro ku saabsan Shariifka oo qaabilaya dad naafo ah oo ku booqday hoga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho, waxayna ku fadeexeeyeen sida uu ula dhaqmay iyo halkii uu fariisiyay ee uu kula hadlay dadkaasi.

Sawiradda arrintan laga soo qaaday ayaa wareegaya baraha bulshada, waxaana muuqata in Shariif Sheekh Axmed gool laga dhaliyay inkastoo kuwa arrintan wareeejinaya aysan ka ahayn naxariis basle siyaasad iyo olole doorasho ay la gashay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.