X

Shariif Xasan oo ku farxay kulan uu la qaatey ergayga QM ee Somaliya

Shariif Xasan ayaa ku farxay kulan uu la qaatey ergayga QM ee Somaliya oo Baydhabo u tagey dalabkoodii ahaa in ajaanib soo kasla dhexgasho iyaga iyo dawlada dhexe.


Shariif Xasan ayaa la filayaa inuu lumiyo doorashada ka dhacaysa Baydhabo, waxase jira warar la xaqiijay oo sheegaya in Imaaraadku keenay malayiin doolar si y u hubiyan soo noqoshada Shariif Xasan iyo Cabdiwelli Gaas.


Axmed Madoobe ayaa isagu dabada ku haya Kiiniya oo ay adagtahay in laga fujiyo xukunka ilaa dawlada dhexe ka saarto Kiiniya magaalada Kismaayo.

Ergayga QM Somaliya u fadhiya ayaa u sheegay Shariif Xasan inuu murankiiasa kala xaajaado dawlada dhexe lana fadhiisto. Cabdiwelli Gaas iyo Shariif Xasan ayaa u xiran ajaanibta dalka ka wada fowdada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.