Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasa Sheekh Aadan ayaa soo saaray Liiska musharraxiinta Aqalka sare oo aad uga duwan liisaskii ay soo gudbiyeen kuwa maamul goboleedyada.
Waxaa ku jira Shan Haween ah, waxaa meesha ku cad qoondada haweenka ee 30%, Labo Kursi iyagaa gaar ugu tartamaya, halka midna ay rag kula tartamayaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS