Shariif Xasan ayaa sheegay in federaalku dantiisa ku jirto haddii wax loo dhimana dagaal ka xigo. Shariif Xasan ayaa la xulafaysan Cabdiwelli waxayna u muuqdaan inay ay bilaabeen dagaal federal oo ay ku jiraan dadka Somaliyeed.
Shariif Xasan ayaa waxa taageersan dalalka jaarka sida Kiiniya iyo Itoobiya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS