X

Shariif Xasan oo war ka bixiyay xilka qaadistiisa: MAQAL

Shariif Xasan ayaa war ka bixiyay xilka qaadistiisa. Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa sheegay inuu jiro Mooshinkaas islamarkaana ay gadaal ka riixayaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Mooshinkaas Muqdisho ka abaabulaya sida uu hadalka u dhigay.



“Waan Maqlay Mooshinka la leeyahay waxaa laga wadaa Madaxweynaha Koofur galbeed,Cidda rabta in ay Madaxweyne ka noqoto Koofur Galbeed ha sugato Xilliga Doorashada”ayuu yiri Madaxweynaha Koofur Galbeed.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.