Shariif Xasan ayaa xabsiga dhigey siyaasiyiin iyo dad argagixisada hoos ka taageera. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Maamulka Koonfur Galbeed C/risaaq Cabdi Aadan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ujeedka laga leeyahay howlgalka uu yahay mid lagu xaqiijinayo amaanka ka dib weerarkii ismiidaaminta ah ee ka dhacay magaalada Baydhabo
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS