Sheekh Aadan Siiro oo ka soo jeeda beesha dhexe ayaa ka gariirey Suldaan Jaarso ah oo lagu caleemo saaray Hargeysa..Aadan Siiro ayaa sheegay in ujeedadu tahay in ay kaadhadhka qaataan oo ay sheegtaan Hargeysa. Sheekha miyuu ilaabay in Hargeysa tahay magaalo Somaliyeed ee ayna ahayn magaalo jufeed. Wuxuuna ilaaway in suldaan Isaaqa isku caleemo saaray Saylac.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM