Sheekh Aadan Siiro ayaa si xun u tabey madaxweynihii u dambeeyay Jamhuuriyada Allaa yarxamu Siyaad Barre wuxuuna sheekhu sheegay in Hargeysa ahayd meel la yaqaan. Wuxuu hore u tabey Daahir Rayaale oo uu sheegay in isla masjidkan laga mucaaradi jirin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS