Sheekh kale oo biyo ku buufiya dadka oo Ceerigaabo ka dilaacay iyo dad laabta laga garaacayo
Sheekh kale oo biyo ku buufiya dadka oo Ceerigaabo ka dilaacay iyo dad laabta laga garaacayo. Sheekhan ayaa sheegay in ay daaweeyeen dad farabadan oo shaydaamo iyo jin dafeen.