Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa ka sheekeeyay sida Rabigiisu uga badbaadiyay weerarkii Huteel Saxafi oo argagixisada shabaab oo telefoon ku hadlaya agtiisana ay joogeen. Sheekh Baaruuud ayaa ka sheekeeyay sida argagixisadu toos ugu xirney kuwii soo direy, Wuxuuna ka hadlay sida xasuuqu u dhacay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM