Madaxweynihii ku meelgaadhka ahaa ee fadhiid Sheekh Shariif ayaa la kulmey Siilaanyo xilli uu markasta sheego in aanu waxba kala socon siyaasada Somaliya oo uu wax ka baranayo Ingiriiska. Sheekh Shariif ayaan la kala garanayn in lacagta uu isticmaalo ay tahay iyo Somaliya iyo in ay tahay mid isagu leeyahay.
Sheekh Shariif ayaa hadda aasaasay hay’ad samafal oo uu rabo in uu ku soo jiito dad aan aqoon, iyadoo saxaafada beeshiisu qortey in uu markale isku soo taagayo xilka madaxweynaha xilli ay fadhiyaan barlamaanka isla kuwii diidey.
Sheekh Shariif fadhiid ayuu ahaa kii laga saxiixay magaca Somaliya iyo Somaliland xilligii isaga iyo Cabdiwelli Gaas ahaayeen madaxda dalka taas oo Xasan Sheekh sii fuliyay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS