Ciidamo la sheegay in si gaar ah usoo amray madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isku gadaamey hoygo magaalada Muqdisho laga dejiyey Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Hoygan oo ku yaalla wadada Garoonka Aadan Cadde ayaa xogtu waxay sheegeysaa in ciidankaan lasii dul dhigay ciidan Milatari ah oo la sheegay in halkaasi ku ilaalinayeen Sheekh Shariif.
Ciidamo beeleed daacad u ah Sheekh Shariif kana tirsan beeshiisa ayaa hadda buux dhaafiyay xarunta uu Sheekh Shariif ku qabanayo musharaxnimadiisa.
Fadhiid Sheekh Shariif ayaa waxbarasho ku maqnaa intii laga qaaday xukunka, wuxuuna ahaa hogamiyihii iibiyay badda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS