X

Sheekh sixirka daaweyntiisa caan ku ah oo wadaadada Burco la hadleen

Sheekh Cabdulxaq oo sixirka daaweyntiisa caanka ku ah ayaa wadaadada Burco la hadleen kulana taliyeen inuu joojiyo hawsha uu wado.

Wadaadada ayaa codsaday inuu hawsha hakiyo intey la imaanayaan si kale oo uu ku shaqeeyo.

Wadaadada ayaa ka hadley farogelinta haweenka xilliga laga saarayo jinka sixirka inkastoo diiniyan banaaantahay haday daruuri tahay.



Sheekhan ayaa haween badan soo camireen xaruntiisa taas oo muujinaysa in dadku xaasidnimo awgeed midba ka kale sixrayo.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=qc2NRSbwzL0[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.