Sheekha reer Hargeysa ee Siiro oo ka hadlay hooyo gurigeeda laga saarayo
Sheekha reer Hargeysa ee Siiro ayaa ka hadlay hooyo gurigeeda laga saarayo kadib markii la ogaaday in ninkeediina dhintey isla markaana u dhalan beesha ISAAQ waa sida ay sheegtaye.