Madaxweynihii hore ee Somaliya oo la hadlayay jaaliyada reer Awdal ee London ayaa shegay in nabada dalka ay hogaamiyaan reer taasina ay tahay sababta hay’adaSamadoon uu madax uga yahay nin reer Awdala.. Dhinaca wuxuu ka sheekeeyay federaalka iyo mar wax laga waydiiyay iyo jawaabta uu bixiyay. Waxa kale oo ku jira sheekooyin Sheekh Shariif ka sheekeyay oo qosola oo ay ku jirto riyaha didey.
La socda qaybta ugu dambeysa oo ay ku jiraan Saylici noocii ugu dambeeyay oo loo jilbo laabtey iyo qaybtii fanka oo aad u xiise leh.
ARAABINEWS.COM