X

Shiinihii oo wali guranaya macdantii Siimoodii ee Awdal iyo Caaqil sheegay in dumarkii dhalmo la’aan kaga dhacdey

Shiinaha ayaa wali guranaya macdantii buuraha Siimoodi ee gobolka Awdal iyo Caaqil u hadlay dadka deegaanka oo ka sheekeeyay cudurada ay ka qaadeen oo ay ugu horeyso dhalmo la’aan, caloosha oo googo’aysa dadka..Wuxuu intaa raaciyay in Shiinuhu cunayaan dameerihii deegaanka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.