Shil gaari ayaa ka dhacay Mudug iyo khasaaraha ka jira. Gaari Xamuul ah oo siday xabxab ama Qare kana baxay Koonfurta Soomaaliya ayaa ku guddoomay inta u dhaxeysa sadex Higlo iyo Bandiirleey ee gobolka Mudug.
Inta la xaqiijiyay waxaa shilkaasi ku dhaawacay ilaa iyo 2 ruux sidda ay sheegeen dadka degaanka uu shilku ka dhacay.
Maamulka gobolka Mudug ayaa shalay xaqiijiyay in 6 qof ay ku dhimatay ka dib markii uu shil gaari uu ka dhacay Wadada u dhaxeysa degaanka Gawaan iyo sidoo kale degmada Hobyo ee gobolka Mudug.
Tayada gawadhida iyo dirawalada ayaa keena shilalka ugu badan.
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS