X

Shil qasaare gaystey oo ka dhacay gobolka Mudug: SAWIRO

Shil qasaare gaystey ayaa ka dhacay gobolka Mudug qaasatan deegaanka Gawaan oo u dhaxaysa Hobyo iyo Gaalkacyo. Shilka ayaa dhacay saaka subaxdii.

inta la xaqiijay waxa shilka ku dhimatey 6 qof halka 6 kale ku dhaawacmeen, waxana jira gurmad loo fidyay dadkaas oo muddo go’doon ahaa.


Gaariga rogmaday ayaa siday sibidh ama Shamiito waxaana la sheegay in markii uu rogmanaayay uu ku socday Xawaare Sare.

Shilalka waxa inta badan keena dadka gawaadhida wada oo aan ahayn dad masuuliyad qaadi kara ama loo dhiibtey oo la yiri sii kaxee, waxana keenaysa burburka iyo dawlada oo aan fidin.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.