X

Shir aan caadi ahayn oo beelaha DIR ugu soo xirmey Boorama iyo hadalada laga jeediyay

Shir aan caadi ahayn ayaa Boorama ugu soo xidhmey beelweynta DIR oo muran badani ka taagan yahay. Shirka DIR Ayaan ka dhicin xarunta Jigjiga laakiin ka dhacay Addis ababa. Wuxuuna ka soo unkamay isbedelka siyaasadeed ee ka dhacay Itoobiya.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.