Shir beeleed u dhexeeyay beelaha Dhulbahante qaarkood iyo beelaha Isaaq ee ay wada degaan gobolka Togdheer ayaa lagu soo xirey magaalada Caynabo waxana goobta ka hadlay madax dhaqameedyo ka yimi Awdal iyo kuwa beelaha kale. Ujeedada shirkan ayaa looga hortagay Prof Cali Khaliif oo ku sugan Buuhodle iyo maamulkiisa Khaatumo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS