Shir maalmahanba u socdey beelaha Dhulbahante iyo Isaaq magaalada Caynabo ee gobolka Sool ayaa la soo gabagabeeyay halkaas oo laga soo saaret heshiis ka koban dhowr qodob oo uu akhriyay caaqil ka mida. Heshiiskan ayaa ku salaysan colaado hore u jirey xilligii burburkii oo magaaladu u gacan gashay dhinaca Isaaqa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS