Shir u furmay shalay golaha wakiilada maamulka Somaliland iyo madax dhaqameedka qaar ka tirsan gobolka Awdal ayaa dhamaaday waxase dad badan is waydiinayaan waxa loo gudbiyay guddi u badan beesha dhexe oo ay taraxaan kaliya hal Samaroona iyo mid Dhulbahante ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS