X

Shir looga hadlayay la dagaalanka argagixisada oo ka dhacay Gaarisa: SAWIRO

Shir looga hadlayay la dagaalanka argagixisada oo ka dhacay Gaarisa.

Shirkan oo mudo labo cisho ah ka socday magaalada Gaarisa ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Urur Goboleedka IGAD iyo Hay’ado nabada ka shaqeeya,waxaana dhanka Maamulka Jubbaland uga soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka socotay degmooyinka Badhaadhe iyo Dhoobley halka maamulka Gaarisa ay u matalayeen Ergooyin ka socotay degmooyinka Dadab iyo Faafi oo oo dhaca Xuduuda kala qeybiya Kenya iyo Soomaaliya.



Inta uu socday shirka ayaa labada dhinac waxay si xoogan iskula jeex jeexeen sidii iskaashi buux labada maamul uga sameyn lahaayeen xagga amniga, islamarkaana meel looga soo wada jeesto argagixisada Shabaab loona sii laba jibaari lahaa dagaalka lagula jiro.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.