X

Shir looga hadlayo dastuurka aan loo baahneyn oo ka furmey Muqdisho: SAWIRO

 

Shir looga hadlayo dastuurka aan loo baahneyn ayaa ka furmey Muqdisho. Shirka, ayaa waxaa soo diyaariyey guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka, waxaana looga hadlay heerarkii uu soo maray dastuurka, waxa qabsoomay iyo waxyaabaha u dhiman.



Wasiirka wasaaradda dastuurka XFS Mudane C/raxmaan Xoosh Jibrii, ayaa warbaahinta u sheegay in u jeedka shirkaan uu ahaa dardar gelinta howlaha dastuurka, waxaana uu xusay in arrimo badan maanta ay kawada hadleen.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.