X

Shir madaxeedkii Afrika oo furmay iyo Farmaajo oo kulamo yeeshay: SAWIRO

Shir madaxeedkii Afrika ee ka dhacaayay Itoobiya ayaa si rasmiya u furmey. Shirka kahor ayaa madaxa qaramada midoobey u kulan la qaatey madaxweynaha Somaliya oo ay ka wada hadleen wakiilka cusub ee uu soo magacaabi doono.


Dawlada Somaliya ayaa rabta in jagadaasi banaanaato iyadoo la aaminsan yahay in booskaasi noqdey mid siyaasiyiinta Somaliya u baratamaan, si toos ahna faraha ugula jira mijaxaabinta qaranka.


“Labadii sanno uu la soo dhaafay, waxaannu ka shaqaynay qorshe qaran oo xal waara loogu raadinayo qaxootiga iyo barakacayaasha kaasi oo waafaqsan qorshayaasha heer gobol, qaarad iyo caalamkaba.”


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.