X

Shirka Farmaajo iyo Muuse Biixi waa mid dano gaara laga leeyahay: BUTLAAN

“Wadahadalada la sheegayo inay u dhaxayn doonaan dawlada dhexe iyo maamulka Muuse Biixi oo Butlaan doorkeeda ku lahayn waa mid dano gaara laga leeyahay ayay tiri Butlaan. Berito ayaa Ismaaciil Cumar Geeele oo kacdoon ku socdo sheegay inuu qabanayo ayadoo shuruuda Muuse Biixi la buuxiyay.


Afhayeenka Horjooge Siciid Deni oo isaga laftiisu rabo in aanu Somaliya waxba ku darsan wax saaida oo ka helo mooyee ayaa sheegay in hadii laga shaqeynayo midnimada Somaliya loo baahan yahay in laga qeyb geliyo masiirka dadka degan gobolada Sanaag, Sool iyo Cayn.


“Marka hadii la rabo inay wax hagaagaan oo midnimo dhab ah laga shaqeynayo waa in dadka deegaanka ay shirka joogaan ayuu yiri afhayeenka Siciid Deni.

Sheekada ”Somaliya iyo Somalilaan ayaa waxa saxiixay fadhiid Sheekh Shariif. Shirka berito ayaa waxa dabada ka wada Maraykanka oo raba inuu hogaanka u qabto Somalida inta ka hartey doorashada isagoo ku xumaynaya Turkiga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.