X

Shirka ka furmey Balicad ee Khaatumo State oo la taabtey qodobada laga hadlayo

Maamulka Khaatumo State ayaa taabtey qodobada looga hadlayo shirka golaha wasiirada iyo dawlada Khaatumo uga socda deegaanka Balicad oo camiran. Afhayeen u hadlay dawlada Khaatumo ayaa ku nuux nuuxsaday in laga sifeeyo SNM deegaanada Khaatumo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.