Shirka maaliyada ayaa ka furmey Kismaayo oo uu horkacayo Dr Bayle. Shirkan ayaa looga hadli doonaa qaabka loo mideyn lahaa canshuuraha dalka, gaar ahaan maamul goboleedyada iyo mida ay qaado dawladda dhexe waxaana shirkan laga soo saari doonaa Warmurtiyeed.
Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa wada dadaalo lagu hormarinayo dhaqaalaha dalka, waxaana ay xooga saareysaa sidii loo mideyn dhaqaalaha guud ahaan dalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS