X

Shirka maamuladu iskugu yimaadeen mudaan ka fikiraynay sidii uu u dhici lahaa: Cabdiwelli Gaas

Shir maamuladu isku yimaadaan mudaan ka fikiraynay sidii uu u dhici lahaa waxa sidaas yiri Cabdiwelli Gaas oo Puntland ku noqdey sheegayna in shirka Kismnaayo loo baahnaa.



Maamulada Koofurta ayaa shir macno daro ku yeeshay Kismaayo oo ujeedadiisu ahayd in nidaam goboleysiga ee Federaalka la sii hayo waxana ka faaiideystay Puntland, iyo Koofur Galbeed oo si gaara u diidan fikirka madaxweyne Farmaajo.



Gaas ayaa qarxiyay ujeedada shirkan fashilmey oo Xaaf uga faaiideystay in la dhegeysto laakiin aan ka badbaadin Karin si fiican hilfaha loogu qaado.

Somaliya ayaa waxa qasaya kooxaha federaalka oo dalalka jaarku taageeraan iyo Carabta oo urur diimeedyadooda soo gelinaya Somaliya oo ah dal burbursan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.