Shirkad ku sheegii Shiinaha ahayd oo ka baxdey buuraha Siimoodi ee gobolka Awdal markey macdan ku filan ka dhoofsatey gobolka, dadkii sumeysay ceelashii ay ka cabi jireen. Macdanta ayaa kutlad kutlad loo qaadayay taas oo ka dhigeysa in ay qaadatey in ku filan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS