X

Shirkad milixda ka shaqaysa oo sheegtay in ay heshiis la gashay Somaliland

Shirkad dhinaca milixda ku shaqaysa ayaa bogeeda ku sheegtay inay heshiis la gashay maamulka Somaliland ayna ka faaiideysanayaan heshiis hore dawladii Somaliya ula gashay dalka Jarmalka. Heshiiskan oo maamulka Somaliland aanu cadaynin ayaan weli soo marin dawlada dhexe una muuqata in shirkadu ka warwareegayso.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.