X

Shirkada biyaha ee Shaba ee Boorama oo biyo balaadhan kooban ka bilowdey+MUUQAAL

Borama–Shirkada biyaha ee Shaba ee Boorama ayaa biyo balaadha ka bilowdey Boorama oo dadku si xun uga qayliyeen biyo la’aan soo foodsaartey. Shirkada ayaan samaysan wax qorshe ah iyadoo dadku ku canaananayaan in ay la daahdey mashruuca noocana. Shirkada ayaa iyadu dhinaceeda ka cabanaysa in maalgelintu ku yartahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.