Shirkada Daalo maxay ka sheegtay qaraxii soo gaaray diyaaradeeda: MAQAL
Masuul u hadlay Daalo ayaa ka warbixiyay inta ay ogyihiin waxa sababay qaraxii ka dhacay diyaaradooda oo baneeyay dhinac dhan dadkii la socdeyna dirqi ku soo badbaadeen. Waxa Jira feejignaan dheeri ah iyadoo laga baqayo in argagixisada shabaab u qariyeen bambaano.